top of page
  • ubadka.mustaqbalka
White Plants

Assalaamu Calaykum! 

Waxaan nahay labo hooyo oo ku nool dalka Finland. Aragtideenu waa in barashada luuqadda hooyo ay aad muhiim u tahay. Waxaanu aaminsannahay iney barashada luuqadda hooyo ka bilaabato guriga.

​

Ubadka Mustaqbalka waxaad ugu imaan doontaan fikrado kala duwan oo ku saabsan tarbiyadda caruurta iyo sida luuqadda Af-soomaliga uga dhisi kartid ilmahaaga. Waxaan soo galin doonnaa warqado kala duwan ood ku isticmaali kartid guriga. Hadafkeena waa inaan waalidiinta u fududeyno hababka kala duwan ay ilmahooda luuqadda Soomaliga uga dhisi karaan.

READ MORE

Fariin noo reeb, nala wadaag fikradaada

Thanks for submitting!

© Ubadka.Mustaqbalka

bottom of page