top of page

Buugayga Ramadaanka

  • ubadkamustaqbalka
  • Apr 12, 2021
  • 1 min read

Buugayga Ramadaanka waa buug aan ugu talagalnay iney ciyaalka bisha ramadaan sameeyaan. Buuggan ciyaalka waxay ka faaidayaan aqoon badan oo ku saabsan bisha ramadan iyo cilmi ku saabsan islaamka sida 5 tiir aa islaam. Isticmaalka buugan kala soco bagekeena instagramka ubadka.mustaqbalka.




 
 
 

Comentarios


Fariin noo reeb, nala wadaag fikradaada

Thanks for submitting!

© Ubadka.Mustaqbalka

bottom of page