Cimilada
- ubadkamustaqbalka
- Feb 3, 2022
- 1 min read
Updated: Feb 4, 2022
Cimilada kala duwan iney ilmaha magacaabi karaan waa muhiim. Warqadan waxaad ka arki kartaa cimilo kasta sawirka ku haboon. Isla fariista ilmahaaga, kana sheekaysta, maanta cimilada waa sidee?

Comments